Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qoysas barakacayaal oo ku nool magaalada Baladweyne islamarkana deeganadoodii uga soo hayaamay abaarihii ku dhuftay ayaan helin adeegyada asaasiga ah sida waxbarashadda iyo caafimaadka, kuwaasoo hadda aysan awoodin inay iska bixiyaan.
Hamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.