Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barakacayasha ku nool kaam qaxar ee Magaalada baladweyne ayaa sheegay in aysan haysan adeegyada aas aasiga u ah nolasha Aadanaha sida cafimaadka iyo waxbarshada
qoysaskaan oo ah kuwa ay sameysay abaarta ka jirto dalka ayaa sheegay in aya awoodin waxbarshada caruurtoda isla markaana kaamka ay ka jirto xalad bini adaan nimo.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.