Barakacaaal ku nool deegaanka Tareedisho ee duleedka Muqdisho oo loo qeybiyay gargaar raashin ah

0
45
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deeq ka timid Dalka Imaaraatka Carabka lana soo marsiiyey Hay`adda Sidra  ayaa loo qeybiyey ilaa 1000 qoys oo ku suagan kaamamka barakacayaasha ee ku yaala deegaanka Tareedisho ee duleedka Muqdisho.
Kaamamka halkaasi ku yaalo ayaa waxaa kunool kumanaan qoys oo wajaha xaalado adag kuwaas oo ubaahan gargaar bani`aadannimo, qaar kamid ah barakacyaasha ee ka faa`iideystay deeqda ayaa umahadceliyey Hay`adda Sidra iyo Dalka Imaaraatka Carabka oo deeqdan soo gaarsiiyey.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here