Bankiga Salaam oo maalgeliyey qaar ka mid ah Ganacsatada yaryar ee kismaayo

0
131
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bangiga Salaam wuxuu ka mid yahay tiro bangiyo oo ku yaalo magaalo Kismaayo ee Xarunta kumeel gaarka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Bangiga Salaam ayaa bilaaway mashruuc lagu maalgelinaayo qaar ka mid ah ganacsatada yaryar ee ka ganacsato xoolaha, qudaarta, beeraha, Electronic-ga.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here