Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bangiga Amal faraciisa magaalada kismaayo ayaa daah-furay mashruuca Hodmiye oo ah mashruuca horumarinta Ganacsiga dumar.
Munaasabadan oo ay goobjoog ahayeen masuuliyiin katirsan maamulka Jubbaland Ganacsato maamulka Bangiga amal faraciisa kismaayo ayaa waxay ahayd mid uu bangiga amal uu ku daah-furayay mashuuca hourmarinta ganacsiga dumar ee Hodmiye iyo dhallin kaab wijisii afaad waxaana mashurucaan horay uga soo faa’ideystay dumar badan oo ku sugan kismayao kuwaasi oo loo kabay Ganacsigooda
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.