Bandhigga wax soo saarka dalagyada kala duwan ee beeraha degmada Jowhar ayaa lagu qabtay degmadaas

0
123
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bandhig sanadeedkan ahaa mid beeralayda iyo iskaashatooyinka Gobolka Shabeelaha Dhexe ay ku soo bandhigaan wax soo saarka beerahooda sandkaan ayaa lagu soo bandhigay hormarka iyo qabadihii ay la kulmeen Beeralayda Gobolka Shabeelaha Dhexe Ee Dowlad Goboleedka Hirshabeele.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here