Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka dhalinyarada isxilqaan ee magaalada Baladweyne ayaa deeq dhar ah gaarsiiyay caruur agoon ah oo nool kaamka Ceeynte ee deeganka Ceel jaale ee Magaalada Baladweyne.
Caruurtan agoonta ah ayaa helin adeegyada waxbarashada iyo nolol dhameys tiran maadama daruufo baahsan ay ku haysatan kaamka.