Bahda waxbarashada Baladweyne oo ku baaqay in kor Loo qaado barashada Afka Soomaaliga

0
134
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macalimiinta magaalada Baladweyne ayaa bulshada Baladweyne ugu baaqay in la barto Luuqada Soomaaliga maadamaa dal waliba jiritaankiisa ay qayb ka tahay sida uu u hormariyo luuqadiisa.
Dadka soomaaliyeed ayaa inta badan wexeey xooga saaraan barashada luuqadaha Carabiga iyo English ka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here