Bahda Garsoorka Jubbaland oo Tababar loo soo xiray

0
297
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay tababar mudo 8 beri ah u socday Garsoorayaasha Maxkamada ee Dawlad Goboleedka Jubbaland.
Siminaarkaan oo ay qaadanayeen garsoorayasha Maxkamadaha Jubbaland ayaa waxaa lagu baranayay Sara u qaadidda aqoonta garsoorka Jubbaland iyo habka mideeynta garsoorayasha dalka iyadoona garsoorayaasha lagula dardaarmay in ay u cadaalad falaan bulshada caddaalada u soo raadsaneysa.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here