Bahda Garsoorka Jubbaland oo ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay sanadkii tagay ee 2019 kii

0
358

Kismaayo(Idaacada Waamo)Xoghayaha guud ee Garsoorka Jubbaland Cabdullahi  Cabdiqaadir Aadan ayaa ka warbixiyay  Xaalada Garsoorka Jubbaland isagoo sharaxay  marxaladihii usoo maray Garsoorka Jubbaland Intii uu dhisnaa.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintan inooga Diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here