Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada waa laf dhabarta bulshada soomaaliyeed,hadii ay helaan garab isteeg waxa ay ka qeb qaadan karaan hormarinta dalkeena.
waxyaabaha dhalinyarada lagu hormari karo waxaa kow ka ah isbootiska oo ka qeyb qaadanayo isdhaxgalka dhalinyarada iyo bulshada inteeda kale.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay