Bahda Ciyaaraha Jubbaland oo soo dhaweeyay Taalada Kubadda bartamaha Argada laga dhisay

0
29

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gobalka Jubada Hoose oo caanku ah noocyada kala duwan ee Ciyaaraha gaar ahaan Kubadda cagta isla markaana ka gaaray guulo badan waagii barii samaadkii,   magaalada Kismaayo ayaa dhawaan waxaa laga hirgaliyay Taalooyin dhowr ah oo ay kamid tahay Taalada  Aargo oo Kubad kor laga saaray taas oo isla markaana xus iyo xasuus u ah taariikhda Gobalka ku leeyahay Ciyaaraha Kubadda cagta.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here