Bahda Caafimaadka Jubbaland oo ka warbixiyay saamaynta xanuunka Covid-19 uu ku leeyahay dhimirka 

0
667

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xanuunka Covid-19 ayaa waxa uu saameeyey Guud ahaan bulshada ku nool Caalamka iyadoo ay u dhinteen dad aad u badan kuwa kalana ay ka bogsadeen xanuunka ayaa haatan waxa uu u muuqda mid sii yaraanaya wallow dalalka qaar uu ku sii laba kacleeyey.

Taasi oo jirto awgeed waxaa laga digayaa in uu xanuunkan si fudud uu markale ku faafo maadaama ay dadka u muuqdaan kuwa is dhigtay ama iska dhaadhiciyey in xanuunka uu dabar go’ay ama dhamaaday

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here