Bahda caafimaad ee magaalada Jowhar oo Ka hadlay dhibaatada xanuunka Cagaarshowga.

0
155

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Inta badan qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ayaa la il daran xanuunka cagaarshowga, cudurkaan wuxuu kamid yahay xanuunada faafa isla markaana ku dhaca beerka, taasi oo mararka qaar sababi kara inuu u geeriyoodo qofka uu haleelay maadaama Caabuqa Cagaarshowga uu ka mid yahay Xanuunada dilaaga ah oo aan la ogeyn .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here