Badmaax ka waramay halista ay kala kulmaan Badda xiliiyada ay kacsantahay

0
320

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Badda waa mid halisteeda ay badan tahay haddana lagama maarmo oo waxaa laga soo saaraa Kalluun iyo waxyaabo kale oo Badda loo helo

waxa ay leedahay waqtiyo aan Badda la galin oo dabeylo kacsan ay jiraan haddana waxaa jiro dad badmaaxato ah oo qutul yoomka ka raadsado.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here