Bad-baadinta Qoysaska ku go’doonsan deegaanada saaran jiinka oo wali socota

0
103

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wali waxaa socota Bad-baadinta qoysaska ku go’doonsan fatahaada Wabiga Jubba u kasameyay Deegaanada saaran Jiinka wabiga Jubba ee waqooyiga magaalada Kismaayo kuwaasi oo si weyn ugu fatahay wabiga.

Deganada sida ween u ugu fatahay wabiga waxa kamid ah Musa Xaaji barka sanguni singaleer farwamo warkooy iyo kuwa kale kuwaas oo ey buux dhaafiyeen biyaha kaso fatahay wabiga.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here