Kismaayo(Waamo Radio)Kulan kaan oo Uu Shir Gudomiynayay Gudomiye Kuxigeenka Labaad Ee Baarlamaanka Jubbaland Mudane Cadbdi Balay Xuseen
Waxaana kulanka Soo Xaadiray 54 Mudane ujeedka kulanaka ayaa ahaa Ansixinta Gudiga Madaxa Banan Ee Xuduudaha Iyo Doorashoyinka Jubbaland Ee Uu Soo Maga Caabay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam
Xildhibanada Ayaa Guda Galay Codeenta Gudiga Madaxa Banan Ee Xuduudaha Iyo Doorashoyinka Jubbaland Oo Kakoban 7 Xubnood Waxana Ucudeyay 53 Mudane Halka Hal Xildhibana Uu Ka Aamusay.
Gudomiyaha Gudiga Habdhowrka Baarlamanaka Jubbaland Bashiir Maxamed Baahale Ayaa Warbahinta usharaxay Ajandaha Kulanka Baarlamaanka maanta.
Magacabista Gudiga Madaxa Banan Ee Xuduudaha Iyo Doorashoyinka Jubbaland Ayaa Imaneyso Iyadoo Ay Dowlad Goboleedka Jubbaland Galayso Dorashada Heer Xildhibaan Iyo Mid Madaxweyne.
waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya,Iidle Aadan Maxamed.