Kismaayo(Idaacadda Waamo)-iyadoo uu dhawaan Ras’isul wasaaraha dalka Mudane Xassan Cali Khayre uu shaaciyey in doorashada Soomaalyia ay wakhtigeeda qabsoomayso, waxaa soo dhaweeyay qaar kamida xildhibaanada Dowlad goboleedka Jubaland ahna gudoomiyaha gudiga shuruucda iyo arimaha diinta Shugri Saalax Cabdulaahi oo ku hadlay afka barlamaanka dawlad goboleedka.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.