Baarlamaanka Jubbaladn oo Ansixiyay Misaaniyaddaa sanadeedka 2021 

0
274

kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda maaliyada  Dawlad gobolleedka Jubbaland ayaa baarlamaanka Jubbaland maanta horkeentay misaaniyad sanadeedka 2021 taaso Wasaaraddu donaysay in baarlaamanku ansixiyo madama Gabogabo yahay sanadka Golaha wasiirada dowlad goboleedka Jubbaland Ayaana horay usoo ansixiyay misaaniyad sanadedka 2021  Waxaana Kulankaan maanta soo xaadiray 46 mudane waxa Miisaniyada sanadka ucodeyay 41 mudane halka 5mudane ay diideen.

Iidle Aadan Maxamed, ayaa warbixitan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here