Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xildhibaanadda labada Aqal ee Baarlamaanka Jamuuriyada Fedaraalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodi saddexaad kala fadhiga shanaad ayaa kulanka waxaa shir gudoomiyay Gudoomiyaha kuxigeenka kobaad ee golaha aqalka sare Mudane Cali Shabcaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.