Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka iyo Ardayda Dugsiga Ileys ayaa Adeegyo Caafimaad oo isugu jiray Daweeyn iyo Baaritaano gaarsiiyay Kaamka Laas Qurun oo ku yaalo duleedka Waqooyiga Magaalada Baladweyne.
Adeegyadan Caafimaad ayaa waxaa ka faaidaystay Qoysas danayar oo isugu jiray Haween , Caruur iyo Odayaal.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.