Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul insaanka Jubbaland ayaa xarunta horumarinta haweenka ee magaalada Kismaayo ku qabatay bandhig farshaxaneed ka turjumaya tacadiyada haweenka loo geysto kaas oo qayb ka ah ololaha 16-ka bari ee kahortaga iyo joojinta xadgudubyada jinsiga ka dhanka ah gaar ahaan tacadiyada Haweenka iyo Gabdhaha loo geeysto.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.