Baahiyo dhanka waxbarashada ah oo ka taagan deegaanka shabeeleey

0
40
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Shabelley oo dhanka galbeedka ka xiga Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa ka jira baahiyo dhanka waxbarashada ah.
Dadka deegaanku waxaa ay sheegeen in aysan haysan dhisme iskuul oo wanaagsan kaas oo caruutooda wax ugu bartaan ayadoona hada ardayda deegaankaas ku nool wax lagu baro hal qol oo jiingad ah.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here