26.3 C
Kismayo
Sunday, October 20, 2024
Home Cayaaraha Aymeric Laporte oo dhalashada xulka France iska baddelay isagoo qaatay tan Spain

Aymeric Laporte oo dhalashada xulka France iska baddelay isagoo qaatay tan Spain

0
238

Laacibkan ayaa qayb ka noqon kara xiddigaha xulka qaranka Spain u matalaya tartanka qarammada qaaradda Yurub ee Euro 2020 kaasoo bilaaban doona bisha soo aaddan ee June.

Xubin ka mid ah xiriirka kubadda cagta Spain ee magaciisa loo soo gaabiyo RFEF ayaa warkan u xaqiijiyay wakaaladda wararka ee

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here