Ayax lagu arkay meelo ka mid ah Deegaanada Jubbaland

0
278

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeeraha iyo Waraabka Jubbland  ayaa waxaa ay kormeer ku sameyeen  degaanada dhaca dhinac waqooyin magaalada Kismaayo.

Deegaanada Istanbuul iyo Buulo-gudud  ayaa ah kuwa la qiimeyay xaladaha ay ku nool yihiin.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here