Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka naaafada ah ee kunool Magaalada Kismaayo waa kuwa hela adeegyda waxbarshada iyogoo garab ka helaaya Ha’yadaha ka howl-gala Magalaada Kismaayo iyo Jubbland.
Waxaa ardyeda loo asteyey iskuulada qaar ku yaala magalaad Kismaayo si ardayda naafada ay wax uga bartaan.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.