Ardeyda Jaamacadda Jubba oo doortay Gudoomiye Cusub

0
245
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jaamacadda Jubba waxaa ka dhacday Doorsho ay ku tartamayeen labo ardey oo wax kabarta Jaamacada ardey ka socoday kulliyada caafimaadka iyo ardey isna dhigta kuliyada mamulka Iyo maarenta .
Doorshada ayaa waxaa ay aheyd mid lagu codeenayay Hab online ah taas oo ay ardeyda dhamaan wax ka barata Jaamacadda ay dhamaantood codkooda dhiimanayeen .

Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here