Ardeyda Iskuulka Salaaxudiin Baydhabo oo diyaar garow ugu jira Imtixaanka shahaadiga

0
51

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka hoose dhaaxe iyo sare Salaaxudiin ee magaalada Baydhabo waxaa uu kamid yahay kuwa ugu faca weyn ee magaalada Baydhabo, waxaana dhigtaa arday tira badan kuwaasi oo sanadkaan bartamihiisa gali doonaan imtixaanka dugsiga sare oo qaadi doonto wasaaradda waxbarashada maamulka koonfurgalbeed Soomaaliya.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here