Ardeyda Iskuulka Farjano ee magaalada Kismaayo oo xaflad sagootin ah u qabtay Macalimiinta Iskuulka

0
23

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ardeyda dhugsiga sare iyo dugsiga hoose ee iskuulka Farjaano ee magaalda Kismaayo ayaa waxay xaflad sagootin ah u qabtay Macalimiinta Iskuulka taas oo ay ku bogadaneen sida ay wax u soo bareen xiliyadii adkaa ay ku guda jireen waxbarshada .

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here