Ardeyda Iskuulka Deegaanka Cabdalla Biroole oo ka codsaday wasaradda waxbarshada iyo hay’adah in loo kordhiyo fasalada iskuulka

0
161

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Cabdalla Biiroole waxaa ay qiyaastii u jrtaa degamada Kismaayo 35km waxayna kaga beegan tahay dhinac galabaad magaalada kismaayo.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here