Ardeyda Iskuulka Cabdalla Biroole ee Gobolka Jubbada Hoose oo Codsaday in loo kordhiyo fasalada Dugsiga

0
72
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Cabdalla Biiroole waxaa ay qiyaastii u jrtaa degmada Kismaayo 35km waxayna kaga beegan tahay dhinac galabaad magaalada kismaayo.
Iskuulka ku yaal degaanka Cabdalla Biroole ayaa mid ku eg Fasalka Faraad tasoo ay ardeyda wax ka barta degaanada ay u bahan yihiin in loo dharkiyo fasalka iskuulka si ay waxbarshada hormar ugu garaan.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here