Ardeyda Iskuulka Ahmed Gureey ee magaalada Kismaayo oo ku baaqay in lagu dadaaalo Waxbarshada

0
43

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bulshada kunool dowlada goboleedka jubbaland ayaa waxaa fahameen muhiimada ay leedahay waxbarshada, qaar ka mid ah ardeyda wax ka barta iskuulka Ahmed Gureey ayaa waxay Idaacadda Waamo ugu warbixiyeen sida ay wax uga bartaan iskuulka iyagoo ku baaqay in lagu dadaaalo Waxbarshada..

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here