Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Machadka Culuulmta shareecada iyo maadiga ee daarul macrifah ee degmada Kismaayo ayaa xaflad qalin jabin ah u qabtay Ardey dhameysay barashada Culuumta shareecada. Islaamka
Xafalada ayaa waxaa ka soo qeybgalay Cumu u diiin ay ugu horeyaan Sheekh Cali Nuur ,Ardey , walidiin iyo qeybaha kale duwan ee bulshada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.