Ardey danyar oo waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka Baladweyne

0
148

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In ka badan 80 ardey oo iskugu jiro dan yar iyo agoon ayaa fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka hoose dhaxe iyo sare ee Baladweyne ee ku yaala magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here