Ardey baratay xirfadaha gacanta oo shahaadooyin lagu gudoonsiiyay Degmada Afmadoow

0
44

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mas’uuliyiin katirsan maamulka golaha deeganka degmada Afmadow ayaa ka qayb galay xaflad ay ku qalin jabinayeen arday dhamaysay xirfadaha harqaanka iyo cilaan saarka, kuwaasi oo ay waxbareen hay’adaha SWSC iyo Care International oo iskaashanayay, waxaana uu mashruucan muddo laba sano ah ka socday deeganada Jubbalad sida Afmadow, Dhobley, Diif, Buurgaabo iyo Raaskaambooni.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here