Kismaayo(Idacaadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sannadihii la soo dhaafay laga hirgeliyay iskuullo ay leedahay dowladda kuwaasoo ay ku biireen ardey u badan danyar iyo agoon islamarkana markii hore aan awoodin inay iska bixiyaan kharashadka waxbarashada.
Iskuulka Buundo weyn ayaa ka mid ah iskuullada ay gacanta ku heyso dowladda waxana hadda dhigta in ka badan 849 ardey oo iskugu jira ku heyso danyar iyo agoon.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.