Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Yacquub sheekh Mahamed Cade ayaa noqday Ardayga Kaalinta Kowaad ka galay Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8-aad ee Imtixaanka Dowladda, ardayga ayaa ka baxay Dugsiga Imaamu Maalik ee magaalada Muqdisho.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.