Ardayda Waxkabarta Iskuulka Farsamada Gacanta ee Sayid Cumar oo kawarbixiyay Waxyaabaha ay Bartaan

0
74

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka Sayid Cumar waxa uu kamidyahay Xarumha waxbarasho ee ku yaala Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose Dugsigani ayaa waxa  aas aasay Dhalinyaro wax ku baratay Dalka Gudihiisa iyada oo ay wax ka bartaan Arday Kor U dhaafaya 600 oo Arday kuwaas oo si Bilaash ah wax lagu  Baro

Iskuulkan aya waxaa wax ka barta Dad isugu Jira Agomo kuwo Dan yara iyo sido kale Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here