Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xarunta farsamada gacanta KTI waa mid kamida xarumaha lagu barto farsamada gacanta ee kuyaala magalada kismaayo kuwooda ugu waawayn waxana hirgalisay wasarada dhalinyarada iyo ciyaaraha jubbaland sanadkii 2014-kii waxana kasoo baxay dhaliyaro wadan oo xirfalayaala kuwaas oo ku shaqayta xarfada farsamada gacanta
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.