Ardayda wax kabarta Macadka farsamada gacanta KTI oo ka warbixiyay xirfadaha ay bartaan

0
65

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta farsamada gacanta KTI waa mid kamida xarumaha lagu barto farsamada gacanta ee ku yaala magalada Kismaayo, waxaana hirgalisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland sanadkii 2014-kii, qaar kamid ah Ardayda wax kabarta Macadka farsamada gacanta KTI oo ka warbixiyay xirfadaha ay bartaan.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan ka diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here