Ardayda Wax kabarta Iskuulada Kismaayo oo ka warbixiyay muhiimada  Isticmaalka Afka Hooyo

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar kamida Ardayda Wax ka barta magaalada Kismaayo ayaa sheegay inay soo badanayaan isticmaalka luuqadaha qalaad waxayna ku baaqeen in kor loo qaado afkeena isla markaana la yareeyo isticmaalka Afafka qalaad.

Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here