Ardayda wax ka barata Iskuulka Faanoole oo ka warbixiyay dadaalka ay ku bixinayaan waxbarashada

0
102

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iskuulka Faanoole oo kamida iskuulada kuyaala magalada kismaayo ee xarunta gobalka jubbada hoose ayaa waxaa wax kabarata arday fara badan kuwaas oo kakalayimaada xafadaha ay kakoobantahay magaladu

iskuulkan oo mid kamida aradayda dhigataa ay kaalinta kowaad ka gashay imtaxaanka qaran ee fasalka 12aad ayaa waxa uu kamidyahay iskulada loogu jecelyahay magalada kismaayo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here