Ardayda Magaalada Baladwayne oo loo sameeynayo baaritaano Caafimaad

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dr Cabdifitaax Aadan Cismaan oo kamid ah dhaqaatiira ku taqasusay Cudurada ku dhaca indhaha iyo daweyntooda oo u waramay war baahintala ayaa macalimiinta goobaha waxbarashada ugu baaqay ineey la socdaan habka araga arayda ay waxbarayaan si looga hortago cudurada qarsoon ee saameynta u geeysta indhaha.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here