Ardayda loo soo gaba gabeeyay  tababar kusaasban fagaare kahadlka

0
384

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-45 arday oo wax kabarato kuliyaha kala duwan ee jaamacada kismaayo ayaa waxaa loo qabtay tababar kusaabsan fagaare kahadalka si ay mararka qaar ooga hor hadlaan bulsho badan.

Tababrkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Machadka cilmi barista ee Jaamacada Kismaayo qaar kamid ah ardaydii kafaa,ideystay mudadadii uu socday tabaarka aya sheegay in ay wax badan ka faideen oo ku saabsan fagaare kahadalka

Iidle Aadan Mahamed ,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here