Ardayda Kunool Magaalada Kismaayo Oo Loogu Baaqay Ilaalinta Dhaqanka Suuban

0
51
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Culimada ku nool magaalada Kismaayo ayaa baaq wacyigelin ah u diray ardayda deegaanka, iyagoo ku boorriyay inay si dhow u ilaashadaan dhaqanka suuban ee Islaamka iyo kan Soomaaliga.
Culimadu waxay sheegeen in ay muhiim tahay in dhalinyaradu ka digtoonaadaan dhaqamada qalaad ee saameynta xun ku yeelan kara akhlaaqdooda iyo aqoonsigooda diimeed iyo bulsheed.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here