Ardayda Ku biirayo Jaamacadaha oo Loogu baaqayo in ay Doortaan Kuliyadaha ay Ku Wanaagsan yihiin.

0
294

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Inta badan ardayda Soomaaliyeed  ee wax ka barta gudaha dalka iyo dibada ayaa doorto mararka qaar kuliyado aysan ku wanaagsaneen taasoo ugu dambeyn sababto ah in uu ardayga isaga haro heerka Jaamacadda.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inoo diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here