Ardayda ka baxay dugsiga sare ee raba in ay Jaamacada bilaaban oo loogu baaqay in ay doortaan kuliyado ku haboon

0
127
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Wasaaradda dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Dowlad goboledka Jubbaland Axmed Faarax Cali Aways oo horay uga soo shaqeeyaay Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaa dhalinyarad ka baxay dugsiga sare ee ku nool Degamada Kismaayo iyo kuwa wali dhigta ee ay rajaynaya marka ay dugsiga sare ka baxaan in ay Jaamacada bilaabaan, waxaa uu ugu baaqay in ay xirfado bartaan sido kalana marka Jaamacada ay bilaabayaan ay taqasuskooda ka digtaan maadooyinka ay ku fiicanyihiin ama qof walba uu doorto kuliyadaha ku haboon.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here