Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ardeyda Daha faraceed magaalada ayaa waxaa ay doorteen gudoomiye iyo gudomiye ku xigeenka ardeyda Jaamacadda.
Doorshada ayaa waxaa ka soo qeybgalay macallimiin, ardey,Gudoomiyihii hore ee ardeyda Jaamacada Daha iyo Qaar ka mid ah masuuliin ka tirsan jamacadaha ku yaala magaalada Kismaayo.
Abdinoor Samriye,ayaa warbixinntan inooga diyaariyay.