Ardayda Jaamacada Plasma faraceeda Kismaayo oo Gudoomiye cusub doortay

0
296

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Munaasabaddaanlagu dooranayay guddoonka Ardayda Jaamacadda Plasma ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay dowlad goboleedka Jubbland iyo qaar ka mid gudomiyayaasha  Jamacadaha magaalada Kismaayo.

Ujeedka munasabadda ayaa aheyd sidii ay ardeyda Jaamacadda palsam ay ku dooran lahaayeen xoghaye cusub iyo guddoon cusub.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here