Ardayda Iskuulka Farsamada Gacanta Sayid Cumar oo kawarbixiyay waxyabaha ay bartaan

0
57

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka farsamada gacanta sayid cumar oo kamida xarumaha lagu barto farsamada gacanta noocyadeeda kala duwan ayaa waxaa wax ka dhigta arday
badan kuwaas oo aan yarantoodii helin fursado waxbarasho.

Iskuulkan oo lacag la aan lagu barto ayaa waxaa kamida wadooyinka labarto tolista iyo karinta dharka samaynta shambada cilaansaarka iyo mekApka iyo madooyin kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here